Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya uu is casilayo ?

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada iyo Warbaahinta qaar lagu baahiyay warar la xariira in Gudoomiyaha Mooshinku ka yaalo ee Baarlamaanka  Soomaaliya Jawaari uu is casilayo. Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee la safan Gudoomiye Jawaari ayaa beeniyay warkan lagu baahiyay baraha bushada, waxa ayna Xildhibaanadan sheegeen in warkaasi uu yahay dacaayad la maalgaliyay. … Continue reading Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya uu is casilayo ?